Muqdisho, 09 Nofember 2012 – Ergraygga Gaarka ah ee Xoghaya Guud ee Qaramadda Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Dr. Agostine P. Mahiga ayaa si aad ah u soo dhoweeyay gudbinta Golaha Wasiiradda Soomaaliyeed loogu gudbiyo Baarlamaanka berito oo ah 10 Nofember 2012.
SRSG Mahiga's Statement on Presentation of Proposed Cabinet to Parliament
- 09 November 2012
